Al-Shabaab oo labo nin ku toogatay fagaare ku yaalla gobolka Hiiraan

Maxkamad ay leedahay Al-shabaab ayaa xukuno dil ah ku fulisay labo qof nin lagu eedeeyay dembiyo kala duwan. Fagaare ku yaalla degmada Buq Aqable ee gobolka Hiiraan ayaa shalay gelinkii dambe lagu toogtay labada nin, iyadoo ay daawanayaan dadweyne ay isku soo bixiyeen al-shabaab. Qaadiga maxkamadda Al-shabaab oo goob fagaare ah ka akhrinayay xukunka eedaysanayaasha … Continue reading Al-Shabaab oo labo nin ku toogatay fagaare ku yaalla gobolka Hiiraan